Dowlad shaacisay iney Soomaaliya ka bixineyso deyn gaareysa $353 Milyan oo Dollar

Dowlada Norway ayaa Soomaaliya siin doonto deyn gaareyso 3.1 bilyan oo lacagta Norwey ah, una dhiganta 353 milyan oo Dollar sida lagu sheegay War saxaafadeed rasmi ah ah oo maanta kasoo baxay Wasaarada arrimaha dibadda ee dalkaas Norway ayaa sheegtay in deyntan ay ku caawineyso Soomaaliya, si ay isaga bixiso deynta looga leeyahay sanduuqa horumarinta … Continue reading Dowlad shaacisay iney Soomaaliya ka bixineyso deyn gaareysa $353 Milyan oo Dollar